XARUNTA SRC
ASAASIDDA
Xarun SRC waxaa la asaasay Bishii Febraayo Sannadkii 2006
MEESHA AY KU TAALLO
waxay ku taalaa xarunta FPENS ee magaalla Muqdisha, ka dib markii ay FPENS ku bixisay dadaal badan sidii ay xaruntan isku taagi lahayd, isla markaana bulshada soomaaliyeed ay uga faa’ideysan lahaayeen.
UJEEDOOYINKA
1- In ay siiyo macluumaad dhammaan Aqoonyahanada iyo cilmi baarayasha soomaaliyeed
2- Isku xirka dhammaan Hay’adaha Bulshada Rayidka ah ee Soomaaliya, iyo kor u qaadista wacyiga bulshadeena
3- Dhisidda awoodaha Aqooneed ee bulshadeena, iyadoo loo fududeynayo ka faa’ideysiga (INTERNETKA, MAKTABADDA, iyo HOOLKA SHIRARKA)
QEYBAHA XARUNTA
Xaruntu waxay ka koobantahay:-
1- XAFIISYADA MAAMULKA
2- QEYBATA SHIRARKA, iyo TABABARADA
3- QEYBTA INTERNETKA
4- QEYBTA MAKTABADDA
5- QEYBTA MADBACADDA
Mahadsanidiin