Maanta oo khamiis ah Taariikhduna tahay (27.DEC.2018) Waxaa hoolka shirarka ee Dalladda Waxbarashada FPENS lagu soo gabagabeeyey Shirweynaha 9aad ee Golaha Guud , Shirkaan oo 4tii sana mar la qabto ayaa Billowday Maalinimadii Arbacada ahayd iyadoo uu Soconayey Muddo 2ba beri ah 26-27-DEC-2018, Ayaa waxaa Mar 2aad loo doortay Guddoomiyaha Dalladda ee 4ta sana soo socota Mudane C/qaadir Axmed Xasan Kadle.
Ugu Dambeyn Waxaa Guddoomiyaha shirka uga Hambalyeeyey Muasasaadka Xubnaha Ka ah Dalladda.
Leave A Comment