Shirweynihii 9aad ee Dalladda waxbashada FPENS ayaa maanta lagu daah-furay  hoolka shirarka ee Dalladda FPENS, Shirkaas oo diiradda lagu saarayo Dajinta Istaraatiijiyadda Cusub ee Mustaqbalka Dalladda iyo Doorashada Guddoomiyaha Dalladda.

Shirkaan oo 4tii sana mar la qabto, Ayaa waxaa soo  qaban-qaabiyey Dalladda Waxbarashada Ahliga Soomaaliyeed ee FPENS, Waxaana ka soo qayb galay Wasaaradda  Waxbarashada, Dalladaha ,  Muasasaadka Xubnaha ka ah Dalladda iyo Jaamacadaha.

555

 

666

777

888

999

2

333