Maanta oo ay Taariikhda tahay (24.12.2017), Waxaa Xarunta Dalladda Waxbarashada ahliga ee FPENS ka billaabmay Tobabar  ku saabsan Kobcinta aqoonta, oo uu bixinayey Dr.C/xaafid C/ra’uuf oo ka socda Machadka Mubarak Qasamallaah ee hoos yimaada Munadhamatu Dacwah ee Dalka Sudan.

Seminaarka ayaa loo qabtay Mas’uuliyiinta Mu’asasooyinka Xubnaha ka ah Dalladda FPENS. 

Sem 2

Capture