XAFLAD SAGOOTIN

February 15th, 2019|

  Maanta oo ah Maalinnimo Jimco ah Taariikhduna ku beegan tahay  15/02/2019, ayaa waxaa Arday ka aflaxday Dugsiyada hoos yimaada Dalladda Waxbarashada FPENS Xaflad SAGOOTIN ah loogu qabtay hoolka shirarka [...]

OGEYSIIS   OGEYSIIS   OGEYSIIS

January 13th, 2019|

            Maamulka Machadka Tababarka Macallimiinta Banaadir (BTTI), wuxuu ku wargalinayaa dhammaan ardayda dugsiyada sare dhigata iyo kuwa  ka qalin jabisay in Machadka uu bilaabi doono Program gaar [...]

SHIRWEYNAHA 9aad EE GOLAHA GUUD

December 27th, 2018|

  Maanta oo khamiis ah Taariikhduna tahay (27.DEC.2018) Waxaa hoolka shirarka ee Dalladda Waxbarashada FPENS lagu soo gabagabeeyey Shirweynaha 9aad ee  Golaha Guud , Shirkaan oo 4tii sana mar la [...]

Booqasho wafdi Suudaan ah

December 11th, 2018|

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11/12/2018 booqasho ku yimid xarunta Dalladda Waxbarashada FPENS wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Jaanacadda IFRIIQIYA AL-CAALAMIYAH  ee Dalka Suudaan Dr Muuse Dhaha oo [...]

Xafladda Qalinjebinta Dufcaddii Afraad ee Machadka Tababarada Macallimiinta Banadir Teacher Training Institute(BTTI)

December 10th, 2018|

  Maanta oo ay Taariikhdu tahay (10-Dec-2018), ayaa waxaa loo qabtay Xaflad Qalin jabin ah Dufcaddii Afraad ee ardayda Machadka Tababarada Macallimiinta (BTTI)   ee Dalladda Waxbarashada Ahliga FPENS. Waa Dufcaddii [...]

Dood Cilmiyeed Ku Saabsan Waxbarashada Ahliga

November 27th, 2018|

Maanta oo Talaado ah Taariikhduna Tahay (27.11.2018), Waxaa si habsami leh uga soo idlaaday Hoolka shirarka Dalladda waxbarashada FPENS Dood cilmiyeed Socday muddo 2ba Casha ah kuna saabsanaa Waxbarashada ahliga ah, [...]

Dood Cilmiyeed Ku Saabsan Waxbarashada Ahliga

November 26th, 2018|

Maanta oo ay Taariikhda tahay (26.11.2018), Waxaa Xarunta  Dalladda Waxbarashada ahliga ee FPENS ka billaabmay Maalinta 1aad ee Dood Cilmiyeed ku saabsan Waxbarashada qeybaheeda kala duwan sida: Waxbarashada xilligii Hore, Waxbarashda xilligaan iyo [...]

Shirka Maamulka FPENS iyo Mu’asasaadka Xubnaha ka ah

November 21st, 2018|

Maanta oo Arbaco ah Taarikhduna tahay 21.11.2018, Waxaa hoolka shirarka ee FPENS ka dhacay shir ay ka soo qayb galeen Madaxda Waxbarashada ee Jamciyaadka Xubnaha ka ah Dalladda FPENS iyo [...]

Shirka shaqaalaha FPENS

October 16th, 2018|

Maanta oo ay Taariikhdu Tahay (16-october-2018), Waxaa hoolka shirarka ee Xarunta Cilmi Baarista iyo Tobabrada Dalladda Waxbarashada (FPENS) lagu qabtay shir looga hadlayey Waxqabadka Sanad-Dugsiyeedkii tagay  ee 2017-2018. Shirka ayaa [...]

Xaflad sagootin ah

September 9th, 2018|

                     Waxaa Maanta oo ay Taariikhda tahay 09.09.2018 lagu qabtay xaflad hoolka shirarka ee Xarunta Cilmi Baarista iyo Tobabrada Dalladda Waxbarashada [...]