XAFLAD SAGOOTIN

February 15th, 2019|

  Maanta oo ah Maalinnimo Jimco ah Taariikhduna ku beegan tahay  15/02/2019, ayaa waxaa Arday ka aflaxday Dugsiyada hoos yimaada Dalladda Waxbarashada FPENS Xaflad SAGOOTIN ah loogu qabtay hoolka shirarka [...]

OGEYSIIS   OGEYSIIS   OGEYSIIS

January 13th, 2019|

            Maamulka Machadka Tababarka Macallimiinta Banaadir (BTTI), wuxuu ku wargalinayaa dhammaan ardayda dugsiyada sare dhigata iyo kuwa  ka qalin jabisay in Machadka uu bilaabi doono Program gaar [...]

Booqasho wafdi Suudaan ah

December 11th, 2018|

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11/12/2018 booqasho ku yimid xarunta Dalladda Waxbarashada FPENS wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Jaanacadda IFRIIQIYA AL-CAALAMIYAH  ee Dalka Suudaan Dr Muuse Dhaha oo [...]

Dood Cilmiyeed Ku Saabsan Waxbarashada Ahliga

November 26th, 2018|

Maanta oo ay Taariikhda tahay (26.11.2018), Waxaa Xarunta  Dalladda Waxbarashada ahliga ee FPENS ka billaabmay Maalinta 1aad ee Dood Cilmiyeed ku saabsan Waxbarashada qeybaheeda kala duwan sida: Waxbarashada xilligii Hore, Waxbarashda xilligaan iyo [...]

SIMINAARkii FPENS oo DHAMAADAY

July 21st, 2016|

FPENS, iyadoo ka ambaqaadaysa Xilka saaran horumarinta kaadirkeeda aqooneed, ayaa waxay u qabatay macalimiinta qaar ka mid aha dugsiyada xamar, saddex maalmood oo uu socday siminaarkaas ayaa maanta lagu soo [...]

BOOQASHO HAWLEED

July 20th, 2016|

Booqasho Hawleed waxaa booqasho hawleed ku tagay Magaalada Nayroobi-Kenya Md. Clraxmaan Cumar oo ah Agaasimaha Fulinta ee Dalladda Waxbarshada FPENS. Agaasimuhu wuxuu halkaas kaga qeybgalayaa Shir lagu gorfeynayo samafalka iyo [...]

Gunaanadka Booqashada Agaasimaha FPENS

May 16th, 2016|

waxaa shalayto oo ku beegnayd 15/05/2016, ku ekaa booqashadii Agaasimaha FPENS ee uu ku soo marayey Puntland iyo Somaliland, intii uu Agaasimuhu ku sugnaa goobahaas waxaa u suurta gashay in [...]

Gunaanadka Booqashada Agaasimaha FPENS

May 16th, 2016|

waxaa shalayto oo ku beegnayd 15/05/2016, ku ekaa booqashadii Agaasimaha FPENS ee uu ku soo marayey Puntland iyo Somaliland, intii uu Agaasimuhu ku sugnaa goobahaas waxaa u suurta gashay in [...]

Agaasimaha Fulinta ee FPENS oo kormeer hawleed ku maraya G/Bari

May 12th, 2016|

Agaasimaha Fulinta ee Dallada Waxbarashada FPENS Md. C/raxmaan Cumar Sh. Nuur ayaa ugu kicitimay Gobolka Bari ee Ismaamulka Puntland kormeer hawleed oo uu ku soo faqidayo isla markaana uu ku [...]

WAA XARUNTA DALLADDA WAXBARASHADA ee FPENS oo LAGU SAMEEYEY DAYACTIR XOOGAN

January 2nd, 2016|

waxaa xusid mudan in xaruntan FPENS la dhisay Sanadkii 2006 dii ka dib markii ay maalgelin ku sameysay Hay'adda (AMA) ee Muqdisha, xilligaa ka dib, waxaa fursad loo helay maanta [...]