About Maamule

This author has not yet filled in any details.
So far Maamule has created 6 blog entries.

Hawlgalka shahaado bixinta sanadkan 2013

September 9th, 2014|

Mr. Abdifatax Axmad Abubakar Xoghaya Xafiiska Imtixaanada & Shahaadooyinka Xafiiska imtixaanada iyo shahaadooyinka waa xafiiska ugu shaqada badan marka la gaaro xilliga shahaada bixinta oo ku aadan dhammaadka sanad dugsiyeedyada, [...]

WaxqabadkaXafiiskaKormeerka Iyo ArrimahaArdaydaSanad-dugsiyeedka 2013-2014

September 9th, 2014|

WaxqabadkaXafiiskaKormeerka Iyo ArrimahaArdaydaSanad-dugsiyeedka 2013-2014 Horraantiisanad-dugsiyeedka 2013-2014 .XafiiskuWaxuubillaabayin  uuqabtohawllobadanoolaguhormarinayoWaxbarashada. KormeerkadugsiyocusubookusoobiirayJamciyadahaxubnahaka  ah Dalladda. Qoristaiyo dib u hubintatiro-koobkasanadkii 2012-2013. Dib uqoriddaiyodiiwaangelintatiro-koobkaardaydaintii u dhaxeeysay 1999-2013. Qorshahayntaiyoiskudubaridkaardaydadeeqahawaxbarashadakaheladalladdaiyotirokoobkooda. Xallinta dacwooyinka kayimaada dugsiyadadhexdooda . Uqaybintadukumentiyadakasoobaxaydalladadhammaanmu’asasooyinkaiyojimciyadahasida:tirakoodkaardayda, deeqahawaxbarashoeedugsiyada FPENS [...]

Ololaha kormeerka Dugsiyada FPENS oo bilowday

September 9th, 2014|

Ololaha kormeerka Dugsiyada FPENS oo bilowday   17/01/2014, waxaa ka bilowday dugsiyada hoos yimaada Dalladda Waxbarshada ee FPENS gaar ahaan Gobolada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose olole kormeer oo loogu golleeyahay [...]

Diraasada BTTI ee FPENS oo bilaabatay

September 9th, 2014|

Diraasada BTTI ee FPENS oo bilaabatay     dhawaan waxaa bilowday Diraasada Mac-hadka tababarka macalimiinta ee FPENS oo loo yaqaan (BTTI), iyadoo ay soo dhamaatay mudadii fasaxa ee halka bil [...]

fpens

August 24th, 2014|

Ku soo Dhawaaw Dalada Wax Barashada ee FPENS

August 24th, 2014|