Maanta oo ay  Taariikhdu tahay  10-11-2017, Waxaa xarunta Dalladda Waxbarashada FPENS lagu soo gabagabeeyay siminaar loo qabtay qaar ka mid ah Maamulka  iyo Macallimiinta  Dugsiyada Xanaanooyinka Magaalada Muqdisho.

Waxaa seminaarka bixinaye y Macallimiin ka socday Dallada Waxbarashada FPENS Qeybteeda U qaabilsan Xanaanooyinka, Waxaana ka mid ahaa:

1-  Raxma C/qaadir Maxmed

  Agaasimaha Dugsiyada xanaanada

2-  Asma Cabdi Daahir Xuseen

       Kormeeraha Dugsiyada Xanaanada

3-  Muna C/qaadir Maxamed

Xog-haynta Dugsiyada Xanaanada

Iyadoo ugu dambeyntii xafladda xeritaanka lagu guddoonsiiyey Shahaadooyin Maamulka iyo  Macallimiinta Dugsiyada Xanaanooyinka.

IMG_8432

IMG_8451

IMG_8421

IMG_8410

 

 

IMG_8324

 

 

IMG_8386

 

 

IMG_8344