XAFLAD SAGOOTIN
Maanta oo ah Maalinnimo Jimco ah Taariikhduna ku beegan tahay 15/02/2019, ayaa waxaa Arday ka aflaxday Dugsiyada hoos yimaada Dalladda Waxbarashada FPENS Xaflad SAGOOTIN ah loogu qabtay hoolka shirarka [...]
Webmaster 2019-02-15T10:39:57+00:00 February 15th, 2019|
Maanta oo ah Maalinnimo Jimco ah Taariikhduna ku beegan tahay 15/02/2019, ayaa waxaa Arday ka aflaxday Dugsiyada hoos yimaada Dalladda Waxbarashada FPENS Xaflad SAGOOTIN ah loogu qabtay hoolka shirarka [...]
Webmaster 2019-01-13T08:28:33+00:00 January 13th, 2019|
Maamulka Machadka Tababarka Macallimiinta Banaadir (BTTI), wuxuu ku wargalinayaa dhammaan ardayda dugsiyada sare dhigata iyo kuwa ka qalin jabisay in Machadka uu bilaabi doono Program gaar [...]
Webmaster 2018-12-27T12:32:01+00:00 December 27th, 2018|
Maanta oo khamiis ah Taariikhduna tahay (27.DEC.2018) Waxaa hoolka shirarka ee Dalladda Waxbarashada FPENS lagu soo gabagabeeyey Shirweynaha 9aad ee Golaha Guud , Shirkaan oo 4tii sana mar la [...]
Webmaster 2018-12-27T11:43:35+00:00 December 26th, 2018|
Shirweynihii 9aad ee Dalladda waxbashada FPENS ayaa maanta lagu daah-furay hoolka shirarka ee Dalladda FPENS, Shirkaas oo diiradda lagu saarayo Dajinta Istaraatiijiyadda Cusub ee Mustaqbalka Dalladda iyo Doorashada Guddoomiyaha Dalladda. [...]
Webmaster 2019-01-07T10:40:00+00:00 December 11th, 2018|
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11/12/2018 booqasho ku yimid xarunta Dalladda Waxbarashada FPENS wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Jaanacadda IFRIIQIYA AL-CAALAMIYAH ee Dalka Suudaan Dr Muuse Dhaha oo [...]
Webmaster 2018-12-12T13:54:55+00:00 December 10th, 2018|
Maanta oo ay Taariikhdu tahay (10-Dec-2018), ayaa waxaa loo qabtay Xaflad Qalin jabin ah Dufcaddii Afraad ee ardayda Machadka Tababarada Macallimiinta (BTTI) ee Dalladda Waxbarashada Ahliga FPENS. Waa Dufcaddii [...]
Webmaster 2018-11-27T12:48:38+00:00 November 27th, 2018|
Maanta oo Talaado ah Taariikhduna Tahay (27.11.2018), Waxaa si habsami leh uga soo idlaaday Hoolka shirarka Dalladda waxbarashada FPENS Dood cilmiyeed Socday muddo 2ba Casha ah kuna saabsanaa Waxbarashada ahliga ah, [...]
Webmaster 2018-11-26T13:09:49+00:00 November 26th, 2018|
Maanta oo ay Taariikhda tahay (26.11.2018), Waxaa Xarunta Dalladda Waxbarashada ahliga ee FPENS ka billaabmay Maalinta 1aad ee Dood Cilmiyeed ku saabsan Waxbarashada qeybaheeda kala duwan sida: Waxbarashada xilligii Hore, Waxbarashda xilligaan iyo [...]
Webmaster 2018-11-21T19:28:19+00:00 November 21st, 2018|
Maanta oo Arbaco ah Taarikhduna tahay 21.11.2018, Waxaa hoolka shirarka ee FPENS ka dhacay shir ay ka soo qayb galeen Madaxda Waxbarashada ee Jamciyaadka Xubnaha ka ah Dalladda FPENS iyo [...]
Webmaster 2018-10-16T13:49:59+00:00 October 16th, 2018|
Maanta oo ay Taariikhdu Tahay (16-october-2018), Waxaa hoolka shirarka ee Xarunta Cilmi Baarista iyo Tobabrada Dalladda Waxbarashada (FPENS) lagu qabtay shir looga hadlayey Waxqabadka Sanad-Dugsiyeedkii tagay ee 2017-2018. Shirka ayaa [...]