Seminaar Aqoon kororsi ah
Maanta oo ay Taariikhda tahay (24.12.2017), Waxaa Xarunta Dalladda Waxbarashada ahliga ee FPENS ka billaabmay Tobabar ku saabsan Kobcinta aqoonta, oo uu bixinayey Dr.C/xaafid C/ra'uuf oo ka socda Machadka Mubarak Qasamallaah ee hoos [...]