ARAGTIDA & YOOLKA

In la helo bulsho caafimaad qabta xagga nafsadda, akhlaaqda, kana fiyow cudurada bulshada.

UJEEDKA
  1. In laga qeyb qaato dhismaha bulshada soomaaliyeed ee dhanka waxbarshada.

  2. In la baadi goobo sidii loo heli lahaa manhaj tayaysan ee ka turjumaya dhaqanka soomaaliyeed.

  3. Ku abaabinta ubadka soomaaliyeed dhaqanka suuban ee islaamka iyo wadaniyadda.

  4. In la helo shahaado la aqoonsan yahay oo u dhiganta shahaadooyinka dalalka kale.

  5. Sare u qaadidda tayada macallinka soomaaliyeed.

  6. Faafinta dhaqanka nabadda, iskaashiga iyo ilaalinta degaanka.

  7. Kobcinta awoodaha ardayda, jir ahaan, maskax ahaan, akhlaaq ahaan iyo dhaqan ahaan.

TILMAAMAHA

ISKUULADEENA

TIRAKOOBKA

WAXQABADKA

BTTI

DEEQ WAXBARASHO

Tababarka Macalimiinta

In order to fill this gap (partly), the Benadir Teacher Training Institute (BTTI) was established, in Mogadishu in 2002, by the Formal Private Education Network in Somalia (FPENS) in collaboration with NOVIB OXFARM. So far, 7 groups.

Warbixin Dheeri ah…
Seminars & Workshops

FPENS is mandated to carry out activities reflecting to its mission, goals and vision, for Education development. The organization is entitled to improve the quality of education, create chances of education for all, build capacity in the Somali community for the promotion of Education through workshops and seminars.

Akhriso
FARIINTA GUDOOMIYAHA

FPENS is a privately established educational network founded by associations and foundations involved in the field of education development in Somalia.

WARARKA & DHACDOOYINKA